“For a traditional linguist like me “the Somali-word etymology” combining the linguistic and philosophical methods of investigation is somewhat mysterious, the more so it is interesting and attractive.”
Dr. Georgi Kapchits
1. Hordhac
Buugga la yidhaa ‘Abtirsiinta erayada af Soomaaliga’ ayaa dhowaan i soo gaadhay. Waxa muquuno ahaan iigu soo diray qoraha buugga Caliqeyr M. Nuur. Waanu ku mahadsan yahay. Kolkii aan buugga akhriyey, aadna uga baaraan degey waxaa ila qummanaatay inaan wax ka idhaa dadkana u soo bandhigo aragtidayda si la iila wadaago. Ugu horrayn, waxaan si kooban u dulmari bilicda iyo sida loo agaasimay qaybaha buugga. Intaa kadib, waxaan wax yar innaga xasuusin sooyaalkii ay farta af Soomaaligu soo martay, aniga oo sheegi doona waxay aqoon-yahannadii rabay in la helo far Soomaali qorani iskaga midka ahaayeen iyo waxay ku kala tagsanaayeen. Waxaan intaa raacin qaar ka mid ah go’aannadii ay guddidii af Soomaaligu soo saartay, aniga oo mar dambe u foodin doona aragtida lagu soo bandhigay xeerka cusub ee abtirsiinta erayada si loo ogaado waxa ay ku kala duwan yihiin. Ku dheeraan maayee, waxaan iyana wax ka tilmaami sida ay xeerarka afafku u samaysmaan iyo kaalinta af-yaqaannada. Intaa kaddib waxan wax ka iftiimin qaar ka mid ah god daloolooyinka faraha badan ee uu xeerka cusubi xambaarsan yahay. inta kale halkan ka sii akhri

0 comments:
Post a Comment